Kidsite

Teensite



Featured Links


Virtual Tours of Central Library

City of Saint Paul, Minnesota

The Friends of the Saint Paul Public Library

Ku soo Dhowow Maktabadaada Dadweynaha Saint Paul

Maktabadda Dadweynaha Saint Paul waxay kaa caawin Kartaa...

Helidda macluumaad qiimo leh oo la xidhiidha barashada Ingiriiga, shaqo raadinta, bilaabidda ganacsiga, horumarinta caafmaadkaaga, iyo meelo kaloo badan (Weydii Su’aal).

Isticmaal kumbuyuutarka si aad ugu dirto email ehelkaaga ama si’aad u hesho wararka internet-ka. Baro sida loo isticmaalo kumbuyuutarka ee fasalka kumbuyuutarka maktabadda gudaheeda lagu barto (Kumbuyuutarka iyo Fasalada Internet-ka).

Deynso buugaag, filimo, muyuusik, iyo waxyaalo kale … oo qaar badani ku qoran yihiin Somaali!

Hel caawimo casharada guriga. Dhalinyarada iyo waayeelka waxbarta waa lagu soo dhoweynayaa Xarunta Maktabadda ee Casharada Guriga.

Hel buugaag aad la akhrisato carruurtaada. Maktabaddu waa meel saaxiibtinimo la leh carrurrta iyo qosaskaba (Carruurta iyo Qoysaska).

Adeegyada maktabaddu waa lacag la’aan u furan qof walba!

Sidan ayaa loo Isticmaalaa Maktabadda

Bilow inaad samaysato kaadhka bilaashka ah ee maktabadda. Waxaad soo qaadataa oo keliya aqoonsi sawir leh iyo wax muujinaya cinwaanka aad degan tahay (Tusaale., biilka telefoonka) si aad uga sameysato kaadh maktabadaha ku yaal Saint Paul. Kaadhka waxaad ku isticmaali kartaa goobaha internetka iyo deynsiga buugaagta, muyuusik, filimo iyo wanyaalo kaloo badan.

Waa suura gal in aad ku isticmaasho kaadhkaaga 13-ka maktabadood iyo weliba maktabadda wareegta. Laamo badan oo ka mida maktabadda ayaa furan tobada casho. Waxaa kalood ku isticmaali kartaa dhammaan maktabadaha ku yaalla labada magaalo ee mataanaha ah iyo agagaarkooda.

Kaarka Maktabada

Kaarka Maktabada

Wararka ku Saabsan Alaab Deymashada

Wararka ku Saabsan Alaab Deymashada

Ganaaxa La-daahitaanka

Ganaaxa La-daahitaanka

Wararka ku Saabsan Dib-u-Cusbooneysiinta

Wararka ku Saabsan Dib-u-Cusbooneysiinta

Wararka Ku Saabsan PIN-ka iyo Koontada internetka

Wararka Ku Saabsan PIN-ka iyo Koontada internetka

Wararka ku saabsan shabakada (internet)

Wararka ku saabsan shabakada (internet)

Buugta Maktabadda / Library Books

Buugta Af Somali / Somali Books

Buugta Carruurta Af Somali / Somali Books for Children

Web Links

Somali Resources

English as a Second Language

Literacy and Adult Education

Immigration and Citizenship

Translation

Live Homework Help

Live Homework Help

Rosetta Stone

Rosetta Stone


Copyright 2002-2008, Saint Paul Public Library - 90 W. 4th Saint Paul, MN 55102
Questions or comments: 651-266-7000 / Ask a Librarian

Melanie Huggins, Library Director | Library Board
An Agency of the City of Saint Paul - Christopher B. Coleman, Mayor
Media Relations: Sheree Savage / 651-266-7029

Webmaster: SPPLWeb@ci.stpaul.mn.us