Ku caawi ilmahaaga barashada lix xirfadood akhris ka hor laga bilaabo waqtiga dhalashada.
Jeclaado Buugta
Xiisaynta buugta: xiiseeyo buugta oo ku madadaasho
Isticmaalo Buugta
Dareenka waxa qoran: garto waxa qoran, barto sida buugta loo qabsado iyo sida loo raaco erayada bogga ku qoran
Barto Erayada
Erayada cusub: barto magacyada waxyaabaha kala duwan
Sheegi Karo Sheeko
Xirfadaha sheeko warinta: fahmo oo dib u sheegi karo sheeko, sharixi karo waxyaabaha iyo dhacdooyinka sheekada ku xusan
Barto Xarfaha
Barashada Xarfaha: kala garto xarfaha, barto magacyada xarfaha iyo dhawaqooda, garan karo xarfaha meel kasta
Maqlo Cododka
Dareenka cododka: maqlo oo ku ciyaaro dhawaqyada yar-yar ee erayada
Laga soo qaatay barnaamijka Every Child Ready to Read [1] ee the American Library Association.
Halkudhegyo sheekooyin aad u akhridid caruururtaada [2]
Minnesota Humanities Center
