|
|||||||||||||||
|
|||||||||||||||
|
|
|||||||||||||||
Wararka ku Saabsan Alaab DeymashadaBuugta iyo wargeys xilliyeedka waxaa lala maqnaan karaa 3 toddobaad. Ilaa lix fiidiyo iyo/ama lix DVD waxaa lala maqnaan karaa 1 toddobaad. Ilaa 12 CD-yada muusikada ah waxaa lala maqnaan karaa 3 toddobaad. Ilaa lix buug oo cajil ku duuban iyo/ama CD waxaa lala maqnaan karaa 3 toddobaad. |
|||||||||||||||