Kidsite

Teensite


About the Library


Featured Links


Virtual Tours of Central Library

City of Saint Paul, Minnesota

The Friends of the Saint Paul Public Library

Wararka ku saabsan shabakada (internet)

Listen in Somali

Kumbuyuutaro laga geli karo shabakada caalamiga ah ayaa yaala maktabadaha, wuxuuna qofkiiba maalintii isticmaali karaa hal saac.

WAA INAAD haysataa kaarkaaga maktabada si aad u isticmaashid kumbuyuutarada.

“Waalidku iyaga ayaa mas’uul ka ah gelitaanka shabakada internetka ee carruurtooda, waana inay siiyaan tilmaamo iyo hagitaan la mid ah kuwa ay siiyaan marka ay u doorayaan waxyaalaha ay caruurtu akhrisan karaan. Maktabada dadweynuhu waxay leedahay liis ay ku yaaliin xarumo carruurta xiiso gelin kara, laakiin shaqaalaha maktabada dadweynaha ma kormeeri doonaan isticmaalka carruurta ee shabakada, marka laga reebo haddii shaqaaluhu ay ogaadaan inay isticmaalka caruurtu uu qaanuunka jebiyey.”


Copyright 2002-2008, Saint Paul Public Library - 90 W. 4th Saint Paul, MN 55102
Questions or comments: 651-266-7000 / Ask a Librarian

Melanie Huggins, Library Director | Library Board
An Agency of the City of Saint Paul - Christopher B. Coleman, Mayor
Media Relations: Sheree Savage / 651-266-7029

Webmaster: SPPLWeb@ci.stpaul.mn.us