Saint Paul Public Library

Library Closing:
All locations closed September 4 - 6.

Kidsite

Teensite



Workplace

Grow A Reader early literacy microsite

Blast Off to Kindergarten

City of Saint Paul, Minnesota

The Friends of the Saint Paul Public Library

MnKnows - Dig Deeper @ Your Library.

Sample Night Live

Library Cards / Kaarka Maktabada

Listen in Somali

Haddii aad rabtid in lagu siiyo kaarka maktabada, waxaad la imaataa aqoonsi sawir leh oo magacaaga iyo cinwaanka aad hadda deggan tahay ku yaaliin, ama aqoonsi sawir leh iyo xaanshi mardhow laguu soo diray cinwaankaaguna uu ku yaalo, ama heshiiska kirada guriga ama buuga jeegga.

Haddii aad rabtid in aad cunugaaga u samaysid kaarka maktabada, waxaa lagaa rabaa waxyaalaha kor lagu sheegay oo ay la socdaan magaca iyo taarikhda dhalashada ilamaha. Cunugaagu waa inuu kula socdaa markaad u samaynaysid kaarka maktabada.

Haddii kaarka maktabadu kaa lumo, isla markaana aad u baahan tahay inaad mid cusub qaadatid, waxaa lagugu dalacayaa 1 dollar oo ah kharashka bedelida kaarka.


Bookmark and Share