|
||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||
|
About the Library Featured Links |
||||||||||||||||||||||||||
Ganaaxa La-daahitaankaKharakh ganaax ah ayaa la isku soo dalacaa marka alaabta lasoo celiyo waqti dame!! Alaabta dadka waaweyn (sida buugta, wargeysyada xilliyeedka, buugta ku duuban CD-yada) waxaa shay kasta laga qaadaa 25 cents maalintiiba. Fiidiyaha iyo DVD, waxaa la iska qaadaa $1.00 maalintiiba CD-yada waxaa la iska qaadaa 25 cents maalintiiba. Alaabata Carruurta (ama isticmaalka: alaabta ciyaalka) wax ganaax ah ma leh. Copyright 2002-2008, Saint Paul Public Library - 90 W. 4th Saint Paul, MN 55102 Melanie Huggins, Library Director | Library Board Webmaster: SPPLWeb@ci.stpaul.mn.us |
||||||||||||||||||||||||||