|
||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||
|
About the Library Featured Links |
||||||||||||||||||||||||||
Wararka Ku Saabsan PIN-ka iyo Koontada internetkaMareeg danabeedka (website) maktabadu waa www.sppl.org Waxaad sameysataa lambar adiga kuu qarsoon PIN. Waxaa lagaa rabaa inaad samaysatid PIN, marka ugu horeysa ee aad alaab dalbatid ama aad diiwaankaaga fiirinaysid. Waxaad isticmaali doontaa PIN markaad shay dalbanaysid, markaad fiirinaysid diiwaankaaga macaamiisha iyo markaad alaab cusbooneysiineysid intaba. Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida loo sameeyo PIN-ka, weydiiso. Copyright 2002-2008, Saint Paul Public Library - 90 W. 4th Saint Paul, MN 55102 Melanie Huggins, Library Director | Library Board Webmaster: SPPLWeb@ci.stpaul.mn.us |
||||||||||||||||||||||||||